Maxaa looga hadlay kulankii Golaha Wasiirada Somalia ku yeesheen Muqdisho? (Sawirro)

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Kulanka ay golohu yeesheen ayaa looga hadlay sharciga difaaca qaranka iyo siyaasadda daryeelka bulshada oo ay soo gudbiyeen Wasaaradaha difaaca iyo shaqada. Shirka ayaa sidoo kale lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan xaaladda amniga guud … Continue reading Maxaa looga hadlay kulankii Golaha Wasiirada Somalia ku yeesheen Muqdisho? (Sawirro)